Eebe Naxariisto Jano ha ka waraabiyo Madaxweyne Ku Xigeenkii hore ee Puntland Gen Cabdisamed Xaaji Cali Shire oo ku Geeriyoday Magaalada Muqdisho.
Runtii wuxuu door muuqda ka soo qaatay Dowladnimadi Soomaliyeed.
Waxaan aan tacsi u diraya Qoyskii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan Umadda Soomaliyeed.