Fanaanad Faadumo Cali Nakruuma oo u geeriyootay Coronovirus

faadumo cali nakruuma

inaa lilaahi wa inaa ileehi Rajicuun. Alaah unaxariisto. Janatul fardowso alaah haka waraabiyo.

Waxaa isbitaalka Martiini ku geeriyootay Fanaanad Faadumo Cali Nakruuma oo kasoo mid noqotay Hoboladii Qaranka ee waaberi, fanaanada ayaa u geeriyootay coronavirus.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here