Fanaanadda Itoobiyaanka ah ee Soomaaliga ku heesta

Fanaanada Hirut Teklehaimanot

Fanaanada Hirut Teklehaimanot oo ah fanaanad u dhalatey dalka itoobiya ayaa luuqadaha ay ku heesta waxaa ka mid ah Soomaaliga.

Haddaba sidda ay ku bartay af soomaliga iyo waxa ay ku jeclaatey inay qaado heesaha Soomaliga ayeey uga warantay,wariyaha BBC-da ee Faadumo Taxaddar Yusuf.

https://www.bbc.com/somali/av-embeds/war-58664817

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here