Galmudug, H/Shabeelle, K/Galbeed iyo G Banaadir oo soo dhoweeyey goaankii BF

madaxda m goboleedyada

Dawlad gobaleedyada Galmudug, H/Shabeelle, K/Galbeed iyo Gobalka Banaadir ayaa soo saaray qoraal wada jir ah oo ku taageereen go’aankii baarlamaanka Faderaalka.

Waxay xuseen in ay mar kaska diyaar u ahayeen hirgalinta Heshiiskii 17-kii September, laakiin dhinacyo kale ka socon waayay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here