Galmudug oo ruqsadii kala noqotay iskuul jebiyey awaamiirta ka hortagga Covid-19

calanka galmudug

Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa ruqsadii kala noqotay iskuul ay sheegtay inuu jabiyey awaamiirta ka hortagga Covid-19.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Waxbarshada Galmudug ayaa lagu sheegay in aqoonsigii dugsinimo lagala laabtay dugsiga Ablaal, faracyadiisa Dhuusamareeb iyo Guriceel, sababo la xariira inuu mudadii dugsiyada Galmudug xirnaayeen uu daraasadda si caadi ah u watay.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here