War GARAAD CABDILAAHI GARAAD SALEEBAAN GARAAD MAXAMED OO GOORDHOW LA CALEEMA-SAARAYO November 22, 2022 Facebook Twitter WhatsApp Garaad Cabdilaahi Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ayaa la filayaa in goordhow loo Caleema-saaro Garaadka Guud ee Beesha Maxamuud Barri. Hadda waxaa Sarmaanyo ka socda qabanqaabadii ugu dambeysay.