GARAAD CABDIRISAAQ GARAAD SOOFE OO SI SOOMAALINIMO AH UGA HADLAY COLAADA LAASCAANOOD

Garad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo ka mid ah Isimada SSC hadal Soomaalinimo ku dheehan tahay oo soo jiitay goobta joogay ka jeediyey martiqaad soo dhoweyna oo magaalada Muqdisho loogu sameeyey.

Garaadku wuxuu fariin u diray cidii ku faraxsan in shacabka SSC la laayo, isagoo yiri “Waxaan maqalnay Siyaasiyiinta kasoo jeeda dadka na leynaya qaarkood in ay ku faraxsanyihiin”

DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here