Go’aankii ICJ ugu dambeeyay ee muranka xuduudda badda ee Kenya iyo Soomaaliya

xuduuda badda soomaaliya kenya

Go’aanka maxkamadda wuxuu yahay:

Ma jiro heshiis labada dhinac ay horey ka gaareen khilaafka

Xuduudda halka ay tahay in uu raacsan yahay xariiqinta dhulka, balse uu ka yara dadban yahay sida ay Soomaaliya sheegatay.

Maxkamadda waxay diiday sheegashada Kenya ee xariiqinta xuduudda.

Balse waxaa go’aanka ka muuqday in aaggii lagu muransanaa badankiisa loo xukumay Soomaaliya, qeybna ay gashay dhanka Kenya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here