HABAR AWAL HADII XILKA LAGA QAADO WAA WAALATAA. Qore Cali Duul Duul

0
maxamed cilmi ilkacase

Hadii aan dib ugu laabto taariikhda ay soomaaliland jirtey iyo intaan xasuususto xilalkii waalida iyo xukumadii cigaal ahna waxuu xilkii ka qaaday taliyihii ciidamada qaranka oo dawladii tuur xilka kaga tagtay saa qayluu ka tolay.

Waxuu hadana xilka ka qaaday Madaxweyne Muuse Biixi oo xiligaa ahaa Wasiirkii Arimaha Gudaha saa qayluu ka tolay oo isagoo sidiiya buu dhintay ina cigaalba.

Waxaa xigey Cabdala Xaaji Cali oo ahaa maayarka magaalada berbera saa qayluu ka tolay.

Waxaa xigey Maxamed Faarax Qabile oo ahaa maayarka Sheekh saa ajal baba ka dhacday oo buuruhuu galayba, intaan xasuusto waa dawladii cigaal.

Tii Rayaale:

Waxa xilka laga qaaday Maxamed Xaashi Cilmi oo ahaa Wasiirka Wasaarada Ganacsiga saa qayluu ka tolay.

Waxaa xigey Ismaaciil Aadan Cismaan oo ahaa Wasiirki Arimaha Gudaha saa qayluu ka tolay.

Waxaa xilka laga qaaday Axmed Yuusuf Ducaale oo ahaa Wasiirkii Waxbarashada, madaxweynan ahay baabu yidhi qayluu ka tolay
Hadatana hal kaa ku xidh intaan xasuusto.

Dawladii Siilanyo:

Waxaa xilkii laga qaaday Maxamed Xaashi Cilmi oo ahaa wasiirkii Maaliyada ee Somaliland saa qayluu ka tolay.

Waxaa xigay Boobe Yuusuf Ducaale oo wasiirkii warfaafinta saa qaylu ka tolay magistaydii iyo magacabistaydii….

Waxaa xilkii Wasiirka Maaliyada laga qaaday Sh. Cabdicasiis Samaale saa qaylu ka tolay.

Waxaa xigey Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ahaa Wasiirka Arimaha dibada saa muuse oo la cadhsanayuu raacay qayluu ka tolay.

Waxaa Cabdilahii Abokor saa kaba weyn ee hubka buu urursaday waar ma geeloodi baa la qaaday. Intaan ka xasusto halka ku xidh.

Muuse Biixi:

Dawaladan muuse waxaa xilkii laga qaaday Gudoomjye Ramaax saa hayaay iga daa halka uu dhafi mayoe.

Waxaa ugu dambeyn Xilka laga qaaday Agaasime Guud Maxamed ilkacase Agaasimii w shaqada dee waa aragtaan weji buugisa kadaro dibi dhal hada la soco beelo kale iyo waxay uu badan yihiin marka xilka laga qaado iyo caadaday leeyihiin waxii aan ilaweyna ku dara cidii ogey salama.

Xigasho barta facebook-ga

https://www.facebook.com/caliismaaciil.carab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here