Hambalyo Abdihakim Said Aw Abdi iyo Deeqa Ahmed Mohamed oo maanta meherkoodu Mogadishu ka dhacay

0
Abdihakim Said Abdi iyo Deeqa Ahmed Mohamed

Hambalyo Hambalyo Abdihakim Said Aw Abdi iyo Deeqa Ahmed Mohamed oo maanta meherkoodu ka dhacay Magaalada Mogadishu ee Caasimadda Soomaaliya.

Waxan ilaahay ugu baryeynaa inay noqdaan qoyskii isku badhaadha, ubad khayr qaba kala hela, barwaaqo iyo nimcona ku waara.

Amiin Amiin Amiin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here