Hassan Sheikh Mohamud oo loo doortay Madaxweynaha 10aad ee J Federaalka Soomaliya May 16, 2022 0 Facebook Twitter WhatsApp Waxaa hadda Madaxweynaha 10 aad ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaliya loo doortay Mudane Hassan Sheikh Mohamud. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa wareegii 3aad guushu ku raacday204 cod. Halka Musharax Farmaajo helay 110 cod.