Hawlgalkan oo uu amray madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa waxa hoggaaminaya taliyaha ciidanka Booliiska Gen Muxiyadiin Axmed Muuse.
Taliyaha iyo ciidan uu wato oo ka tegay magaalada Garoowe ayaa shalay gaaray Boosaaso oo maalmahan dambe amnigeedu sii xumaanayey.