Ikraan Tahliil: RW Rooble oo NISA ku amray warbixin lagu qanco 48 saacadood gudahood

rw Rooble5

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane @Mohamed H Roble oo ka hadlay kiiska Ikraan Tahaliil Faarax ayaa sheegay in aan lagu qanci karin xogtii Hay’adda Nabad Sugidda, isagoo faray Agaasimaha NISA in uu 48 saac ku soo gudbiyo warbixin dhammeystiran, shacabkana ugu baaqay in ay is dajiyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here