War ISIMADA SSC-KHAATUMO OO XEEBTA LIIDO WAQTI KULA QAATAY SHACABKA CAASIMADDA SOOMAALIYA. June 8, 2023 Facebook Twitter WhatsApp Isimada Dhaqanka SSC-KHAATUMO oo safar shaqo Ku jooga caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa galabta shacabka Caasimada gaar ahaan xeebta Liido waqti la qaatay.