Israsaasayn culus oo hadda Magaalada Laascaanood ka socota

0
war deg deg

Sida ay noo sheegeen qaar ka mid ah dadka degaan waxaa magaalada Laascaanood ka dhacday israsaasayn culus oo aan ilaa hadda la garanayn cida isdhaafsanaysa.

Wararkii ugu dambeeyey ayaa sheegaya in la weeraray Saldhiga dhexe ee Booliiska.

Habeen hore ayaa hadahaas oo kale waxaa weerer lagu qaaday xero Ciidamada Somaliland ay ku leeyihiin Magaalada.

Caawa abaara labadii ayaa rasaastu bilaabantay.

Wixii wara ee ka soo kordha gadaal baan idiinka soo sheegi doonaa haddii alle idmo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here