Jabhad Cusub oo Buuhoodle looga dhawaaqay balana ku qaaday dagaal Somaliland ka dhan ah

0

Magaalada Buuhoodle Duleedkeeda waxaa maanta lagu Qabtay Munaasibad lagu sheegay in dib loogu dhowaaqayo Jabhadii SSC , taasi oo horay uga howl gashay deegaanada SSC Qayba kamid ah , Balse markii dambe meesha ka baxday markii la sameeyay Khaatumo, Iyadoo Hogaankii Jabhadaasi ay ku kala biireen Somaliland iyo Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here