Musharaxa Dimoqraadiga ee Joe Biden ayaa u muuqda inuu ku guuleysanayo madaxtinimada Maraykanka.
Ilaa hadda Goboladda lagu dhawaaqay wuxuu haystaa 264 electro vote halka looga baahan yahay 270, waxaa ka dhiman oo keliya 6, halka Mussharaxa ay tartamayaan Donald Trump uu haysto 214.
Saacadaha ayaa la sugayaa in lagu dhowaaqo natiijada rasmiga ah.