Kenya oo diyaarisay qorshe ay ku tahriibinayso Siyaasiyiin Soomaaliyeed

sheekh Shariif iyo Xasan sheekh

Dawladda Kenya ayaa bilowday qorshe ay siyaasiyiin Soomaaliyeed ugu tahriibinayso Magaalada Kismaayo si ay Axmed Madoobe u soo boqraan.

Siyaasiyiinta ayaa la filayaa inay kenya u duulaan, dabadeedna diyaaradaha qumaatiga u kaca ee ciidamada Kenya ay halkaas ka soo qaadaan oo Kismaayo Keenaan.

Dawlada Kenya ayaa dagaal adag ugu jirta sidii ay u qaadan lahayd qayb ka mid ah badda Soomaaliya, iyadoo taageero ka helaysa waxa loogu yeedho Siyaasiyiinta Soomaaliya.

Sida ay cadeeyeen xubno ku dhow dhowi Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Seek Sariif ayaa ka mid a dadka la doonayo in la tahriibiyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here