Laascaanood: Oday ku baaqay dagaal Ciidamada Somaliland ka dhan ah iyo Meydad 3 casho yaalla

0

Cabdi Kariim Cali Nuur (Bowda Dheere) oo ka mid ah odayaasha Gobolka Sool ayaa ka hadlay dad uu sheegay inay Ciidamada Somaliland dileen, kuwaas oo weli meydadkoodii ay yaaliin oo qaboojiyaasha ku jiraan.

Ninkii ugu dambeeyey oo Booliiska Somaliland dileen, ayaa habeenkii sadexaad ku jira qaboojiyaha.

Oday Bowda Dheere ayaa shacabka Goboladda Sool, Sanaag iyo Cyn ugu baaqay inay dadkii dhintay u aargudaan oo Somaliland la dagaalamaan.

DAAWO:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here