Laascaanood: Taliyihii Sirdoonka Gobolka Sool oo la dilay

war deg deg

Taliyihii Sirdoonka Gobolka Sool ee Somaliland ayaa mar dhoweyto Magaalada Laascaanood lagu dilay.

Weli wax wara oo faahfaahsani kama soo bixin sida Taliyaha loo dilay iyo cida dishay.

Wixii Wara ee ka soo korda haddii alle idmo dib ayaan idiinka soo sheegi doonaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here