Madaxda Qaranka oo si toos ah u daawanaysay go’aanka Dacwadda Badda

madaxda qaranka farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay wehelinayeen Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka FS Mudane Maxamed Mursal Sheekh, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed, Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Cabdirixmaan Ducaale Beyle, Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir Mudane Cali Cabdi Wardheere iyo Agaasime Kuxigeenka Madaxtooyada Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa Madaxtooyada Qaranka si toos ah ugala socday dhagaysiga xukunka kama danbaysta ah ee Maxkamadda ICJ ay ka soo saartay Kiiska dacwadda Baddeena.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here