Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan caasimada Galmudug ee Samareeb

siciid deni 182019

Sida ay sheegayaan ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay, Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa la filayaa inuu saacadaha soo socda uu u ambabaxo caasimada Galmudug ee Samareeb.

Madaxweyne Deni ayaa Samareeb kaga qaybgelaya shirkii wadatashiga ee Madaxweyne Farmaajo ku baaqay, kaas oo berito ka furmi doona magaaladaas.

Diyaargarowga safarkankan ayaa laga dareemayaa caasimada Puntland ee Garoowe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here