Madaxweynaha Puntland oo maanta lagu wado in uu dib ugu laabto Garoowe

0
madaxweyne siciid deni3

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in uu maanta dib ugu laabto caasimadda Garoowe.

Madaxweyne Deni ayaa maalmihii u danbeeyay joogay Muqdisho halkaas oo uu kaga qayb-galay caleema-saarkii madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha Puntland ayaa la filaya in uu si rasmiya u furo  kalfadhiga 50-aad ee golaha wakiilada Puntland oo lagu wado in uu furmo maalinta berri ah ee ku beegan 15-ka June 2022.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here