Madaxweynaha Puntland oo si weyn muqdisho loogu soo dhoweeyey

Madaxweyne deni iyo xundubay

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdilaahi Deni ayaa hada ka soo degay Garoonka adan cadde ee magaalada Muqdisho.

Madax iyo bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa si heer sare ah garoonku ugu soo dhoweeyey-

Deni ayaa Muwdisho u yimid ka qaybgalka shirka wadatashiga qaran ee arimaha doorashooyinka, kaasi oo lafilaayo in uu berito ka furmo magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here