Madaxweynaha Ruushka oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Soomaaliya

vladimir putin

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Xasan Cabdi Daauud oo ah safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doono dalkaas.

Putin ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad lagu qabtay madaxtooyada xilli uu qaabilayay 21 danjire oo ka socday dalal kala duwan oo uu kamid yahay safiirka cusub ee Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here