Madaxweyne Deni oo Xukuumad kooban oo xula ku dhawaaqi doona

madaxweyne siciid deni4

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa la filayaa inuu
ugu dambeyn Maalinta isniinta ee bishu tahay 11 bishaan Febraayo 2019 ku
dhawaaqi doono liiska golaha wasiirada cusub ee dowladda Puntland.

Madaxweyne Deni ayaa la sheegayaa inuu soo dhisayo xukuumad kooban oo xul ah.

Madaxweynaha ayaa hore golaha wakiilada u weydiistay, mudda kordhin 14 cisho ah, si uu u soo magacaabo xukuumaddiisa cusub, waxaana wakhtigii loogu daray haatan ka harsan 2 maalmood oo keliyah.

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.