Madaxweyne Farmaajo oo caawa khudbad u jeedin doona shacabka Soomaaliyeed April 27, 2021 0 Facebook Twitter WhatsApp Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa khudbad u jeedin doona shacabka Soomaaliyeed, wuxuu ka warbixin doonaa xaaladihii u dambeeyay ee dalka iyo arrimaha ku aaddan doorashooyinka.