Madaxweyne Farmaajo oo u magacaabay Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda

Xasan Cumar Mahadalle

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Xasan Cumar Mahadalle in uu noqdo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda.

Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Dr. Mahadalle in uu xilkan culus u guto si xilkasnimo leh, kaalin mug lehna uu ka gaysto tayeynta tacliinta sare ee dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here