Majaajiliiste Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis) oo ku geeriyooday Muqdisho

Cabdi Muriidi Dheere Ajakis

Allaha unaxariistee waxaa magaalada Muqdisho goor dhawayd ku geeriyooday majaajiliiste Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis), sida warbaahinta Universal oo uu ka mid ahaa howlwadeenadeeda ay boggeeda Facebook ku shaacisay.

Marxuumka ayaa maalmahan ku jiray mid kamid ah Isbitaalada magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu la tacaalayay xaaladdiisa caafimaad, kadib xanuun kusoo booday isagoo ku sugan xaafadiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here