Maleeshiyadda Beesha Isaaq ee uu hogaamiyo dhiigyacab Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta duqayn aan loo meel deyin ka geystay Magaaladda Laascaanood, kadib markii ay awoodi waayeen inay dagaal toosa la galaan Jamaahiirta iyo ciidamada xaq u dirirka ah ee SSC.
Ciidamada SSC ayaa weerarkan habalnimada ah kaga jawaabay madaafiic ay ku garaaceen goobihii ay maleeshiyada Muuse Biixi ku dhuumanayeen.