MALEESHIYADA SOMALILAND OO MIINOOYIN KU AASTAY DULEEDKA YAGOORI

caaqil cabdirisaaq falaalug

Afhayeenka SSC-Khaatumo Cabdirisaq Falaalug ayaa maamulka Somaliland ku eedeeyey inay miinooyin ku aaseen dhul-daaqsimeed u dhow degmada Yagoori ee Gobolka Sool.

Miino la kacday dad reer baadiye ah iyo xoolahooda ayaa waxaa ku dhintay 2 Qof.

Afhayeenka SSC Khaatumo ayaa beesha caalamka ugu baaqay inay wax ka qababato dhagar-qabe Muuse Biixi iyo Maleeshiyadiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here