Mamaullada HirShabelle iyo Galmudug oo ka horyimid xeerkii jihaynta Doorashooyinka

Maamul Goboleedyada Hirshabelle iyo Galmudug oo war saxaafadeed soo saaray ayaa si cad uga hor yimid xeerkii jihaynta Doorashooyinka Soomaaliya ee Baarlamaanka meelmariyey.

Labada Maamul ayaa si wadajir ah u shaaciyey in dalka laga qabto doorasho si deg deg ah u dhacdo iyadoo lagu saleenayo heshiiskii 17 September.

Labadaan maamul ayaa cambaareeyay dagaaladii ka dhacay waxayna ku baaqeen in la dejiyo xaalada iyo in la qabto doorasho ku qotanta heshiiskii 17-kii Sep ee 2020.

Halkaan hoose ka akhriso war-saxafadeedka oo dhameystiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here