Maraykanka oo xaqiijiyay jiritaanka waxyaabo duula oo loo haystay qiyaali

ufo

Suxuunta duusha waxaa muddo laga aaminsanaa waxyaabo qiyaali ah oo aflaamka lagu jillo, balse hadda wasaaradda gaashaandhigga Maraykanka ayaa soo bandhigayso caddeymo la xiriira jiritaanka suxuunta waxyaabaha qalaad ay wadaan.

Warbixinta Aqalka Pentagonka uu diyaariyay ayaa loo gudbin doonaa Congress-ka Maraykanka.

https://www.bbc.com/somali/av-embeds/57599208

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here