MAREYKANKA OO CUNAQABATEYNAYA CALOOSHOODA U SHAQEYSTEYAASHA RUUSHKA EE WAGNER

pmc wagner group

Mareykanka ayaa cunaqabateyn dheeraad ah ku soo rogaya kooxda calooshood u shaqeystayaasha ah ee Ruushka, ee Wagner, wuxuuna ku tilmaamay urur dambiilayaal ah.

Mareykanka wuxuu kooxdan ku eedeeyay in ay xasuuq ka geysteen dalka Ukraine iyo meelo kale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here