Markabkii ugu horreeyay oo ku soo xirtay Dekada Garacad

garacad markab ugu horeeyey

Dakadda Garacada ee Puntlnad waxaa marki ugu horreysay maanta ku soo xirtay markabki ugu horreeyey iyada oo dhismaha dkadda uu socday muddo 5 san ah iyada oo dhismaha dakaddana ay maalgashadeen ganacsato Soomaali ah.

Markabkana wuxuu siday qalb dhismaha dekadda loogu talagalay.

Haddaba Warsame Ahmad Shido oo ah agaasimaha shirkadda dhismaha dekaddan gacanta ku haysa, ayaa u warramay Axmed Cawil Jaamac.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here