Marwo Najax Mowliid Cabdilaahi Shabeel oo isu sharaxday Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya

0
najax mowliid claahi shabeel

Marwo Najax Mowliid Cabdilaahi Shabeel oo ka soo jeeda Gobolada Somaliland ayaa isu sharaxday Xildhibaan Golaha Shacabka Dawlada Federaalka Soomaaliya.

Marwo Najax ayaa ergooyinka la soo xuli doono ugu baaqday inay doortaan oo codka siiyaan, iyadoo balan qaaday inay wax badan ka bedeli doonto habdhaqankii xubnihii ka horeeyey ee degaanka ka soo jeeday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here