Maxamed Aflahaar oo caawa dabley hubaysani ku dishay magaalada Laascaanood

maxamed aflahaar

Alle ha uu naxariisto Marxuum Maxamed Axmed Faarax Aflahaar oo caawa dabley hubaysani ku dishay magaalada Laascaanood.

Dableydii geysatay dilka ayaan gacanta lagu dhigin waxayna iska carareen goobta dilka ay ka gaysteen.

Samiir iyo Iiman Eebe ha ka siiyo Qoyski, Qaraabadii iyo Asxaabti uu ka tegay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here