Maxamed Mursal oo noqday xildhibaankii ugu horeeyey ee laga soo doorta Koonfur Galbeed

gudoomiyaha baarlamaanka-Maxamed Mursal Sheekh Cabdiramaan

Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa mar kale ku guuleystey in uu ka mid noqdo Baarlamaanka Soomaaliya isagaoo heley Codad dhan 88 Cod halka Faysal Ibraahim oo la tartamayey uusan waxba helin, sida lagu shaaciyay bogga guddiga doorashada ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.

Maxamed Mursal ayaa noqonaya Xildhibaankii ugu horeeyey ee Koonfur Galbeed laga soo doorta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here