Alle how naxariistee, Dr Xasan Cismaan Ciise (Dr Buurane) oo ahaa dhaqtar ku takhusay cudurada ku dhaca maqaarka ayaa Kooxo hubeysani goordhow dil toogasho ah ugu geysteen Maqaalada Muqdisho.
DR ayaa la dilay isagoo horfadhiya guri uu ka dhisanaayay Xaafada Albaraka ee degmda hodan, kooxdii dilka geesatay ayaana isaga baxsaday goobta ay wax ku dileen.