Musharax Siiciid Cabdilaahi Deni oo hogaaminaya wareega kowaad ee doorashada Madaxweynaha Puntland

baarlamaanka puntland

Wareegii kowaad ee Doorashada Madaxweynaha Puntland ayaa dhamaaday, iyadoo ay ka qayb galeen 21 Musharax.

Waxaana Wareega labaad u gudbay 3 musharax ee ugu codadka badnaa oo kala ah.

  1. Musharax Siciid Cabdillaahi Deni oo helay 20 cod
  2. Musharax Gen Asad Cismaan Cabdullaahi oo helay 17
  3. Musharax Faarax Cali Shire Jaamac 9

NO COMMENTS

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.