MUUSE BIIXI OO QORSHEYNAYA WEERAR GAADMO AH OO NAFLACAARINIMO AH

war deg deg

Sida ay xaqiijinayeen illo ku dhowdhow taliyaha Hargeysa Muuse Biixi ayaa qorsheynaya inuu weerar gaadmo ah ku qaado Magaaladda Laascaanood.

Muuse ayaa sheegay in laga faaiideysan karo qaybo ka mid ah Isimadda oo Magaaladda ka maqan taasoo ah aragti gaabni iyo riyo beena oo aan waxka ka bedelayn xoogga jamaahiirta iyo Ciidamada xaq u dirirka SSC, wuxuuna saraakiisha faray inay 24 saac ee soo socda isku diyaariyaan weerar ay guulo ka gaaraan.

Weerarkan miidaamada ah ee Muuse biixi maagan yahay waa rajadiisii ugu dambeysay ee uu kaga samrayey inuu Laascaanood xoog ku qabsado.

Waxaa Ciidamadda xaq u dirirka ku waajiba inay adkeeyaan difaacyadooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here