MUXUU MADAXWEYNE FARMAAJO KAGA HADLAY KHUDBADDII UU JEEDIYAY SHALAY?

0
m farmaajo6

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay qodobadii ka soo baxay shirkii maalin ka hor Muqdisho ugu soo gabagaboobay Golaha Wadatashiga Qaranka.

Madaxweyne Farmaajo oo caawa jeediyey khudbad ku aaddan xaaladda guud ee dalka iyo doorashooyinka, ayaa madaxda dowlad-goboleedyada dalka ku adkeeyey hirgelinta jadwalka doorasho ee ay isla qaateen.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa ka war-bixiyay dib-u-dhiska ciidamada qalabka sida iyo hannaanka siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya.

Hoos ka daawo khudbadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here