NATIIJADA WAREEGGA LABAAD EE DOORASHADA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA

xasan sheekh iyo farmaajo

Waxaa goordhow soo idlaaday wareegga labaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya, waxaana codadka ugu badan helay Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Wareeggii labaad ee doorashada ayaa waxay murashaxiinta codadka u kala heleen sida soo socota.

1.Xasan Sheekh Maxamuud, 110 cod
2. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, 83 cod.
2. Siciid Cabdullaahi Deni, 68 cod
3. Xasan Cali Khayre, 63 cod

Waxaa wareegga saddexaad u gudbaya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here