NATIIJADDA WAREEGGA KOOWAAD EE DOORASHADA MADAXWEYNAHA SOOMAALIYA

doorasho soomaaliya

Waxaa goordhow soo idlaaday wareegga koowaad ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Waxaana cododka ugu badan helay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Siciid Cabdullaahi Deni, Xasan Cali Khayre iyo Xasan Sheekh Maxamuud.

Wareeggii koowaad ee doorashada ayay murashaxiinta ugu codadka badan u kala heleen sida soo socota.

1. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, 59 cod
2. Siciid Cabdullaahi Deni, 65 cod
3. Xasan Sheekh Maxamuud, 52 cod
4. Sheekh Shariif Sheekh Axmed, 39 cod
5. Xasan Cali Khayre, 47 cod
6. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame 15 cod
7. Caddow Cali Gees, 8 cod
8. Cabdiqaadir Cali Cosoble 12 cod

Waxaa xusid mudan in ay wareegga koowaad xumaadeen dhowr iyo toban cod.

Waxaa wareegga labaad u gudbaya afarta musharax ee ugu codadka badan, haddii aysan jirin musharaxiin tanaasula.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here