Oradyahankii caanka ahaa ee u dhashay Itoobiya oo isku diyaarinayo safka hore ee dagaalka

Haile Gebrseassie ethiopia

Oradyahanka caanka ah ee Itoobiya u dhashay Haile Gebrseassie iyo shakshiyaad kale oo caan ah oo maanta ku qabtay xaflad magaalada Addis Ababa xilli ay isu diyaarinayaan inay aadaan safka hore ee dagaalka Itoobiya.

Arrintan ayaa imaaneysa iyadoo isbuucan at Tigreega sheegteen inay la wareegeen magaalo caasimadda Itoobiya u jirta 220 km oo kali ah iyadoo dalal badan oo reer galbeed ahna ay muwaadiniintooda ka dalbadeen inay si deg deg ah dalkaasi uga baxaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here