QABANQAABADA CALEEMASAARKA GARAADKA GUUD EE MAXAMUUD BARI OO MEEL FIICAN MAREYSA

garaad cabdilaahi garaad saleebaan2

Waxaa degaamadda Beesha Maxamuud Barri ee Goboladda Sool, Sanaag iyo Cayn ka socda u diyaargarowga xafladda Caleema-saarka garaadka guud ee Maxamuud Barri Garaad Cabdilaahi Garaad Saleebaan.

Baadhiyada Beesha Maxamuud Barri ayaa qaybsaday xoolo loogu talo galay xafladda Caleema-saarka, kuwaas oo hadda meel fiican maraya, waxaana la magacaabaya gudi qabanqaabadda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here