Qarax mardhoweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho

0
qarax muqdisho 2272019

Qarax ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay Magaalo Madaxda Soomaaliya ee Muqdisho.

Qarax ayaa waxa uu ka dhacay Maqaayadda Luul Yamani oo ku taalada wadada hormarta dekada xamar, sidoo kalana u dhow Xabsiga dhexe ee Muqdisho.

Maqaayadaaas ayaa sidoo kale waxaa horay uga dhacay qarax uu geystay nin ismiidaamiye ah balse qaraxa caawa ayaan la ogeyn waxa loo adeegsaday.

Weli ma jirto wax faahfaahin ah oo ka soo baxay khasaaraha ka dhashay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here