Qarax xoogan oo hadda muqdisho ka dhacay May 28, 2021 0 FacebookTwitterWhatsApp Qarax xoogan oo dhawaqiisa xaafado dhowr ah laga maqlay ayaa ka hadda ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Weli ma cadda halka qaraxa lala beegsaday, waxa qarxay iyo khasaaraha ka dhashay.