Radio Muqdisho oo ogaaday Muuqaaladdii banaanbaxa ee xalay la faafinayay inay ahaayeen kuwo hore

radio mogadishu

Radio Muqdisho ayaa ogaaday in Muuqaaladdii xalay la faafinayay ee lagu sheegayay Banaanbax ka dhacay Shiirkole inay ahaayeen kuwo hore oo la saaray codad.

Banaanbaxyadda xalay la baahinayay ayaa ahaa kuwii lagu soo dhawaynayay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markii loo doortay Madaxwaynaha Somalia oo la saaray Codad Koox jilaysa inay ku banaanbaxayaan Shiirkole oo ah Guryihii Saraakiisha Somalia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here