Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la qaatay Laamaha Amniga

0
rw Rooble2

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mohamed Hussein Roble ayaa saaka kulan la qaatay laamaha amniga dalka.

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa faray hay’adaha Amniga xoojinta amniga guud ee waddanka gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kula dar dardaarmay saraakiisha in ay xil gaar ah iska saaraan sugidda amniga doorashooyinka dalka ka bilowday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here